WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Burco.

Burco(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee jamhuuriyada somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ay weheliyaan Xeer ilaaliye kuxigeenka guud iyo xubno katirsan bahda garsoorka somaliland oo maalmahan ku sugnaa gobolka togdheer ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray xabsiga dhexe ee Magaalada Burco.

Waxaana xubnaha waftigan warbixin ka siiyay xaalada xabsiga maamulka iyo masuuliyiinta ciidamada asluubta,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version