Hargeysa (Wajaalenews) Madal kulmisay haldoorka aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta oo ururka dhalinyarada JIIDALI soo qabanqaabisay ayaa lagu qabtay magaaladda Hargeysa.
Xafladan ayaa daarnayd mid ururka Jiidali ugu mahadnaqayo bulshada Somaliland gaar ahaan intii ka soo horjeeday xadhiga hogaankii iyo xubnahii ay xukuumaddu dhawaan xabsiga dhigtay waxaana hadalo kala duwan ka jeediyay masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa mujaahid Cali Guray oo ah guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid
http://youtu.be/RHnRlHhDSMI