WAJAALE NEWS

Siyaasi Maxamed Iid Dhimbiil Oo Ka Hadlay Loolanka Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Furista Ururada!

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamed iid dhimbiil ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro shir gudoonka golaha wakilada ee xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada

Sidoo kale siyaasi maxamed iid ayaa sheegay in furista ururada siyaasada ay cid gaar ahi dabada ka waday oo leh ujeedooyin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALLA WARKAN;

Exit mobile version