WAJAALE NEWS

Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Maalgashiga Somaliland oo Ka Dareen Celisay Xilka Loo Magacaabay

Gabiley (WJN)- Agaasimaha cusub ee wasaarada Maalgashiga Somaliland Deeqa Cabdi Yuusuf oo maalintii shalay ahayd Madaxweyne Muuse Biixi magacaabay ayaa ka dareen celisay xilkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7LSNdZA5D0M

Exit mobile version