Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay si rasmi ah la wareegtay shaqaalihii ka hawl geli jiray shirkadihii gaarka loo lahaa ee gacanta ku hayay amaanka Parkinka Madaarka diyaaradaha ee Cigaal.
Munaasibadan ay xukuumadu kula wareegaysay shaqaalaha Parkinka madaarka ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha Dowlada, Masuuliyiinta madaarka Cigaal, Shaqaalaha amaanka iyo Parkinka ee Madaarka iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka