WAJAALE NEWS

Xoghayaha Xisbiga Kulmiye oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasi Ramaax, Soona Bandhigay Sababihii Xilka Looga Qaaday Jaamac Shabeel

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha guud ee xisbi xaakimka Kulmiye Xasan Siciid oo waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa waxa uu ka hadley arrimo door ah, Isagoo weerar afka ah ku qaaday Siyaasi Ramaax oo ka mid ahaa saraakiisha xisbiga Kulmiye, isagoo sheegay in aanu waxba ka ahaan jirin xisbiga Kulmiye oo aanu ka mid ahayn golaha dhexe ee xisbiga.

Sidoo kale Xoghayaha xisbiga Kulmiye Xasan Siciid ayaa waxaa uu soo bandhigay sababihii xilka looga qaaday gudoomiyihii xisbigaasi Jaamac Shabeel.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga oo dhamaystiran

 

Exit mobile version