Hargeysa (WJN)- Xibiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa waxa ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqeen inay fara-gelinta ka dayso golaha deegaanka degmada Bali-gubadle, Iyagoona sheegay sabab ay Wasaarada arrimaha Guduhu isku hortaagto aqlabiyada
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/wrgHKurBE3k