Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ku meel gaadhka golaha dhexe ee xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay shirweyne uu ku dhawaaqay Jaamac Shabeel.
Sidoo kale Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa waxa uu waxba kama jiraan uu ku tilmaamay shirweynahaas uu ku baaqay oo aanu ka mid ahayn xisbiga oo uu dibad joog ka yahay, Waxaanu uu xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ugu baaqay in aanu haba yaraatee jirin shirwayne ay isugu imanayaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/m3XJt5avS6Y