WAJAALE NEWS

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Casuumay Oday Bile Rafle Guuleed

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Casuumad u sameeyay Oday Bile Rafle Guuleed oo xiligii Dawladii Siyaad Bare  Badhasaabka Ka ahaa Qaar ka mid ah Gobolada  Somaliland.

halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/5eKSsWD_3zQ

Exit mobile version