WAJAALE NEWS

Xildhibaan Xukuumada Ugu Baaqay Inay Tallaabo Ka Qaaddo Horjoogayaasha Dagaalka Sool Wada

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Maxamed Jaamac Axmed oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa waxa uu xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay talaabo ka qaado horjoogayaasha dagaalka ka wada Magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version