WAJAALE NEWS

Daawo: Qaabkii Ay U Dhacday Dhaartii Beelaha Ceel-afweyn

Hargeysa (WJN)- Halkan hoose ka daawo qaabkii ay maantab u dhacday dhaartii labada beelood ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Ceel-afwayn iyo beeshii ku horaysay dhaarta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/TEMDwZMh-mE

 

Exit mobile version