WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Shaaciyey inay Soo Bandhigayaan Dakhli Ka Badan Kii La Qorsheeyey 2018

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu shaaciyay in dakhliga soo galay sanadkan wasaarada maaliyada uu ka badan yahay dakhligii sanadkii tagay ee 2017-ka

Sidoo kale Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada ayaa waxa kale oo uu sheegay in ay soo bandhigayaan dakhligii sanadkan 2018-ka soo galay wasaarada maaliyada iyo sida uu uga soo kala galay gobolada dalka iyo degmooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version