WAJAALE NEWS

Xildhibaan Ay Xukuumada Muuse Biixi Soo Adeegsatay oo U Jawaabay Guddoomiye Cirro, Gudida Doorashooyinkana Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali “Bukhaari” oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland oo ay soo adeegsatay Xukuumada Madaxweyne Biiixi ayaa waxa uu u jawaabay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo dhaliilo u soo jeediyay Xukuumada.

Dhinaca kale Xildhibaan Saleebaan Bukhaari ayaa waxa uu gudida koomiishanka doorashooyinka ka difaacay eedaymo loo soo jeediyay.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

Exit mobile version