Gabiley (WJN)- Dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Gabiley ayaa waxa ay ka dayriyeen xaalada nololeed ee ay ku ku sugan yihiin iyagoo xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Hay”addaha gar gaarka ka codsaday inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka