WAJAALE NEWS

Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga Utabaaxay 9Oof Oo Ajaanib ah Iyo Sobobta.

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xasbiga utaxaabay sagaal qof oo ajaanib una dhashay dalka imaaraadka carabta.

Xadhiga  sagaal qof ee ajaanibka ayaa lagu sheegay in ay dalka kusoo galeen sharci daro una socden sidii ay ugaadh dalka uga guran lahaayeen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version