Ceerigaabo (WJN)- Siciid Muuse Mire waa wiil 26 jir ah oo lixaadkiisu kala dhiman yahay kuna nool magaalada Ceerigaabo waxaanu uu lixaadkiisa la,yahay mido laga joogo lix bilood, kadib isagoo ku guda jira ka shaqaynta dhirta beeyada ay la go,day laan ka mid ah geedkii taasina waxa ay sababtay in qayb ka mid jir kiisu ay shaqayn waaayaan.
Sidoo kale Siciid Muuse Mire ayaa waxa ay qoyskiisu umada islaamka iyo xukuumadaba ay ka codsadeen in la soo caawiyo oo ay sheegeen in xaaladiisa caafimaad aan dalka guduhiisa waxba lagaga qaban karayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka