Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Uqaabilsanaha deeqaha dowlada Talyaaniga u fadhiya dalka Kenya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka