WAJAALE NEWS

Warar Dheeraad Ah oo Ka Soo Kordhay Dagaal Beeleedkii Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool

Laascaanood (WJN)- Waxaa maanta degan xaalada Deegaannadii ay colaaddu ka dhacday ee koonfurta gobolka Sool

Culimada, waxgaradka iyo dad kale oo badan ayaa beelaha walaalaha ah ee dagaalamay ugu baaqay in ay Illaahay ka cabsadaan oo colaadda joojiyaan.

Dhinaca kale Salaadiin iyo wax garad gobolo kala duwan ka tagay ayaa ku sii jeeda ama qaarkoodna ay gaadheen deegaanada goobihii maalmahan ay dad gaadhaya 60 qof isaga dileen beelaha wada dega koonfurta gobolka Sool.

Halkan hoose ka dhagayso faah-faahinta warkan

Exit mobile version