Jig Jiga (WJN)- Magaalada Jigjiga waxaa maanta ka dhacay kulan ay aqoonyahanka deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya kaga hadlayeen dhibaatooyinkii soo maray gobolkaas iyo sidii wax looga baran lahaa.
Sidoo kale kulanka waxaa lagu soo qaaday isbedelka cusub ee Itoobiya ka dhacay iyo qaabka ay dadka deegaankaasi uga faa’iideysan karaan.
Siraaji Aadan Xasan iyo Maxamed Muxumed Colaad oo ka mid ah qaban qaabiyayaasha kulankaas ayaa waxa ay ka warameen ujeedka kulankaas.
Halkan hoose ka dhagayso
https://youtu.be/LGN5fmmUKxk