|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Jig Jiga oo Lagu Qabtay Kulan Looga Arrinsanayo Dhibaatoyinkii Soo Maray iyo Sidii Looga Faa’idaysan Lahaa Isbedelka
October 8, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Magaalada Jigjiga waxaa maanta ka dhacay kulan ay aqoonyahanka deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya kaga hadlayeen dhibaatooyinkii soo maray gobolkaas iyo sidii wax looga baran lahaa. Sidoo kale kulanka waxaa lagu soo qaaday isbedelka cusub ee Itoobiya ka dhacay iyo qaabka ay dadka deegaankaasi uga faa’iideysan karaan. Siraaji Aadan Xasan iyo Maxamed Muxumed Colaad oo ka mid ah qaban qaabiyayaasha kulankaas ayaa waxa ay ka warameen ujeedka kulankaas.
Halkan hoose ka dhagayso https://youtu.be/LGN5fmmUKxk Related posts:DAAWO;-Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Dagaalka Hada... DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan. Muran Xasaasiya Oo Dhex-qarxay Degmooyinka Daarasalaam Iyo Arabsiyo Iyo Doorka Maamulka Gobolka Maro... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|