JIG JIGA (W,N) Madaxwayanaha Ismaamulka Somalida Etoobiya Mustafe Cagjar ayaa kulan layeeshay wafti balaadhan oo ka socday haayadaha qaramada midoobay kaasi oo uu kula qaatay magaalada jig jiga
Madaxwayne mustge cagjar ayaa waftigan warbixin ka siiyay xaalada deeganka iyo isku dhacyadii dhexmaray qabaailka somalida iyo oromada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/_zQgWkrmkII