WAJAALE NEWS

Maayirada Dalka oo Booqasho Ku Tagay Goobo Qadimiya oo Ku Yaala Magaalada Boorama

Borama (WJN)- Qaar ka mid ah Maayarada gobolada dalka Somaliland oo maalintii shalayd ahayd magaalada Boorama ku yeeshay kulan looga hadlayay waxyaabaha ay qaban doonaan dowladaha hoose ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen goobo qadiimi ah oo ay ka mid tahay Jaamacada Camuud.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version