WAJAALE NEWS

Mujaahidiin Iyo Aqoonyahan Si Adag Uga Hadlay Duulaanka Lagu Soo Qaaday Saldanada Subeer Awal Iyo Cida Ka Danbaysa!

HARGAYSA(W,N)-Mujaahidiinta iyo aqoonyahanka ururka miisaan ayaa sidag uga hadlay duulaanka lagu soo qaaday daldanada facawayn ee beesha subeer awal kuwaasi oo sheegay in aany waxba ka qaadi karin nin aan isaguna suldaan ahayn aabihiina aanu suldaan ahayn.

Exit mobile version