WAJAALE NEWS

Maayarka Laascaanood oo Laga Gudbiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo

Laascaanood (WJN) –Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Laascaanood ayaa waxa ay maanta gudbiyeen mooshin xilka lagaga qaadayo Maayarka magaalada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taaroole.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/RokA0jEFxy8

 

Exit mobile version