Maayarka Laascaanood oo Laga Gudbiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Laascaanood oo Laga Gudbiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo
October 29, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN) –Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Laascaanood ayaa waxa ay maanta gudbiyeen mooshin xilka lagaga qaadayo Maayarka magaalada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taaroole.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/RokA0jEFxy8

 

COMMENTS
LINKS