WAJAALE NEWS

Kulan Lagaga Hadlayey Dayactirka Wadooyinka oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa waxa uu maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo lagu gorgaynayay sidii xal loogu hili lahaa wadooyinka dayacan ee dalka.

Sidoo kale waxa munaasibadan lagu xusayay tobabar u soo dhamaaday Engineerada dalka oo ay hagaysay Hay”adda wadooyinka Somaliland.

Ugu horeyn waxaa munaasibadan ka warbixiyay Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland Cismaan Sheekh Cabdi Muxumed

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version