|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Lagaga Hadlayey Dayactirka Wadooyinka oo Hargeysa Lagu Qabtay
October 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa waxa uu maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo lagu gorgaynayay sidii xal loogu hili lahaa wadooyinka dayacan ee dalka. Sidoo kale waxa munaasibadan lagu xusayay tobabar u soo dhamaaday Engineerada dalka oo ay hagaysay Hay”adda wadooyinka Somaliland. Ugu horeyn waxaa munaasibadan ka warbixiyay Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland Cismaan Sheekh Cabdi Muxumed
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Kaalinta National Indha Birta Ee Magaalada Hargaysa Oo Wadada Hormarta Badhtankeeda ka Bila... Ina-Xasan-cawke: Xarragadii Iyo Xaash-Xaashkii Makrifoonka (1948kii - 2015ka) Qalinka: Boobe Yuusuf ... Hawlgalkii Maamulka dawlada Hoose ku burburiyeen Dhismayaashii Danyarta Gabiley iyo Dadwaynaha oo Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|