WAJAALE NEWS

Gudidda Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Soo Bandhigay 11 Mashruuc oo Tartan Loo Geli Doono

Hargeysa (WJN)- Gudidda qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta soo bandhigeen 11 mashruuc oo tartan loo geli doono kuwaas oo u badan xarumaha hooyada iyo dhalaanka.

Guddoomiyaha qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Xuseen iyo Caasha Cabdilaahi Cilmi oo xubin ka ah gudidda qandaraasyada qaranka ayaa waxa ay sheegeen in tartankaasi u dhici doono si xalaal ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version