Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiinta wakaalada horumarinta Wadooyinka ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u shaaciyeen tartan loo gelayo dhismaha jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Kalabaydh oo dayactir lagu samaynayo, wadadaas oo dherer keedu dhan yahay 60KM
Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Xuseen ayaa waxa uu sheegay in 14-ka bisha oo maanta ku beegan ay bilaabmayso baahinta qandaraasku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/tbvOoH2vIFQ