|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Tartan Loo Gelayo Dhismaha Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Kalabaydh
October 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiinta wakaalada horumarinta Wadooyinka ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u shaaciyeen tartan loo gelayo dhismaha jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Kalabaydh oo dayactir lagu samaynayo, wadadaas oo dherer keedu dhan yahay 60KM Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Xuseen ayaa waxa uu sheegay in 14-ka bisha oo maanta ku beegan ay bilaabmayso baahinta qandaraasku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tbvOoH2vIFQ Related posts:Waxaynaan Aqoon Baa Ina Soo Galay, Xabaddaa La Iskug Fiiqayaa Xumaan-bay Wadataa?..Nimankaasi Waa Ra... Sanad Guuradii 37-Aad Ee Dhismaha Ciidamada Jamhuuriyada Jabuuti Oo Lagu Qabtay Magaalada Beledweyne... Loolanka Loogu Jiro Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Oo U Gudbay Marxalad Xaasaasi Ah & Xildhibaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|