London (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Af-hayeenka xisbigaasi ee qaarada yurub Qaasin Aadan Saleebaan ayaa waxa ay si wada jir ah baaq nabadeed ugu direen beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmaratay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka