Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadley colaada maarkale ka soo cusboonaatay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood, Isagoona xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay coladaas u gasho sidii ay u gashay colaadii Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka