Ceerigaabo (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Cali “Tiinbaro” oo maanta kulan balaadhan la qaatay gudida amniga gobolka Sanaag ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay xaalada amni ee magaalada Ceerigaabo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/4CE4cKzve8Y