WAJAALE NEWS

DAAWO; Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Ka Hadlay Dacwado Ay Dhamaystireen iyo Dacwado La Yaab Leh Oo Maxakamaddaha Hor Yaala.

Hargeysa(Wajaalenews)  Aadan Xaaji Cali Axmed, Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Somaliland, ayaa sheegay inay dhammeeyeen dacwado muddo dheer soo jiitamayay oo Maxakamadda sare horyaalay. Dacwadahan ayaa qaarkood lagu dhammeeyay  dhaar.

Guddoomiyaha oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa, waxa uu sheegay in bulshada Somaliland khalad ka fahansan tahay maxakamaddaha oo u taagan caddaaladda iyo difaacidda xaqa, islamarkaana u arkeen meel dacwada gashaa aanay dhammaan.

https://youtu.be/9d32GsWqIII

Exit mobile version