WAJAALE NEWS

Fanaanka Caanka Ah ee Maxamed Siciid BK oo Ka Hadley Wakhtiga Uu Ka Baxay Kooxda Xidigaha Geeska iyo Sida Uu Ugu Baxay Magaca BK

Hargeysa (WJN)- Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid Cabdi BK oowakhti dheer ka mid ahaa kooxda fanaaniinta ee Xidigaha Geeska ayaa waxa uu goor dhawayd ka hadley wakhtiga uu gabi ahaanba iskaga baxay kooxdaasi, Isagoo soo bandhigay sababaha ku kalifay in uu isaga baxo kooxdaasi iyo Sida uu ugu baxay magaca BK.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version