GABILEY(W,N) Wasiiro ka socday xukuumada Somaliland maamulka gobolka gabiley iyo masuuliyiinta ciidamada kala dawn ee qarank ayaa kormeer ujeedadiisu tahay sidii loo ogaaan lahaa deegaanka gobka daarima oo dhawaan diyaarado aan la aqoonsan ay kusoo rideen waxlo aan wax khasaare ah keenin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;