WAJAALE NEWS

DAAWO;-Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Ee Maamul Goboleedka Puntland Oo Kasoo Horjeestay In Dib Loo Soo Doorto Cabdiwali Gaas.

GAROOWE(W,N) Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka somaliya Puthland oo kasoo horjeestay shirka maamul goboleedyada somaliya soono jeediyay in aan dib loosoo dooran madaxwayne cabdiwali gaas.

Sidoo kale saraakiisha ciidamada puthland ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada puthland ugu baaqay in loo baahan yahay In lasoo doorto cid aqoon uleh xaalada dalka kana digay in golayaasha qaataan laaluush,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/wsD9UgN7pxA

Exit mobile version