|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Ee Maamul Goboleedka Puntland Oo Kasoo Horjeestay In Dib Loo Soo Doorto Cabdiwali Gaas.
October 24, 2018 - Written by Editor:GAROOWE(W,N) Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka somaliya Puthland oo kasoo horjeestay shirka maamul goboleedyada somaliya soono jeediyay in aan dib loosoo dooran madaxwayne cabdiwali gaas. Sidoo kale saraakiisha ciidamada puthland ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada puthland ugu baaqay in loo baahan yahay In lasoo doorto cid aqoon uleh xaalada dalka kana digay in golayaasha qaataan laaluush, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/wsD9UgN7pxA Related posts:Daawo: Labada Xildhibaan Ee Dumarka Kaga Jira Golaha Oo Maanta Casuumad Balaaadhan oo Ay Isku Calool... Warbixin Daaha Ka Rogtay In Budh-cad Badeeda Ka Qawlaysata Xeebaha Bariga Afrika Ay Heleen Lacago Ma... Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo ka qayb galay kulan Aqoonyahan reer Somaliland ah oo wax ku soo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|