Adis,ababa(W,N) Madaxwaynihii hore ee dawlada Cdeegaanka somalida Etoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Cabdi Iley oo maan mar kale la horkeenay maxkmada ayaa maxkamada horteeda ka jeediyay hadalo qiiro leh kuwaasi oo dadkii dacwadiisa dhagaysanayay ka oohiyay
Sidoo kale cabdi ilay ayaa sheegay in dawlada fedearaalka etoobiya wixii danbi ka dhacay ee ay madaxda somalida oo kaliya ay uxidhan yihiin taasi aanay cadaalad ahayn ee kuwii falalkan ku qasbay fulinayayna lasoo qabto,
Halkan ka Daawo Muuqaalkan Laga Soo Duubay Cabdi Ilay;
https://youtu.be/CHEUqNJVJpk