WAJAALE NEWS

“Maxamuud Xaashi Wuxuu Ahaa, Ragii Tacabka Wayn Ku Lahaa Muuse Biixi In Kursiga Madaxwaynaha La Saaro”Sheekh Saleebaan.

HARGAYSA(W,N)-Maareeyihii hore ee haamaha kaydka shidaalka xukuumadii siiilaanyo sheekh saleebaan ayaa ka hadlay talaabda xisbiga kulmiya ay siyaasi maxamuud xaashi kaga saareen xisbiga isagoo sheegay in madaxwayne biixi lumiyay garbihii xisbiga islamarkaana aanay cid danbe dooranayn.

Sidoo kale sheekh saleebaan ayaa sheegay in uu kamid yahay garabka uu hogaaminayo siyaasi maxamuud xaashi oo la filayo dhawaan in ay ku biiraan xisbiyada mucaaridka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version