Hargaysa(W,N) Maayarka caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ayaa kormeer ku tagay xaafada istanbul oo ay degan yihiin dad barakacayaal ah.
Sidoo kale Maayarka caasimada hargaysa ayaa tacsi udiray dadkii ku geeriyooday dabkii dhawaan ka kacay xaafadan iyo kuwii khasaaruhu kasooo gaadhay
Maayar cabdiraxmaan soltelco ayaa sheegay in ay qoysaskan deg deg urari doonaa isla markaana ay dejin doonaa dhul ay leeyihiin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;