Hargaysa(W,N)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa goob fagaare ah oo uu ku soo bandhigayay barnaamij siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ka sheegay in aan la xusin maalinta qaran ee 18-ka May, waxaanu Prof’ Samatar sheegay in isaga iyo Xisbiga Kulmiye isla qaateen in la joojiyo xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka may.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargeisa Office