HARGAYSA(W,N) Agaasimaha Guuud ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa habeenkii xalay ahaa ka Qaybagalay xaflada munaasibad balaadhan ee xadhiga lagaga jarayay Huteel casri ah Kaasi oo laga hirgaliyay magaalada hargaysa Gaar ahaan xaafada xero awr ee Degmada Ibraahim Koodbuur.
Ugu horay waxaa xafladan ka hadlay maamulka huteelka Diamond kuwaasi oo faah faahin ka bixiyay adeegyada cusub ee laga heliyo Huteelkan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XADHIG KA JARIDA HUTEELKA DIOMOND;