WAJAALE NEWS

DAAWO; Hantidhawrka Qaranka Oo Baadhis ka Bilaabay Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Dareenka Ay ka Bixiyeen Shacabku!

Gabiley(W,N) maalintii shalay ahayd ayay waxaa dawlada hoose ee gabiley ku waabariistay hanti dhawrka guud ee qaranka oo ka bilaabay baadhitaan lagu dabagalayo musuq maasuq lagu eedeeyay in uu ku kacay maayarka gabiley

Dadwaynaha ku dhaqan magaalada gabiley ayaa ka dareen celiyay arinta iyagoo hanti dhawrka ugu baaqay in aanay arintoodu noqon mid qawda maqashii ah ee ay soo bandhigaan musuq maasuqa ragaadiyay dawlada hoose ee gabiley talaabana uga qaadaan sidii maayarka boorama oo kale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/iaVfVoQO8s8

Exit mobile version