WAJAALE NEWS

DAAWO;Ciidan Uma Baahna Boorama Ee Caddaalad Bay U Baahan Tahay “Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ;

Hargeysa(Wajaalenews)-Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka tirsan Xildhibaanada Wakiilada, ayaa sheegay in Xaqiiqada ay ku salaysan tahay tabashada reer Awdal. Waxa uu sheegay in Reer Awdal u baahan yihiin Caddaalad balse aanay u baahnayn Ciidan la dul geeyo.

Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka tirsan Mudaneyaasha reer Awdal ee ugu cadcad kana tirsan Kulmiye oo markii u horaysay arintan ka hadlay ayaa muujiyay inaan Xukumaddani dan ka lahayn Reer Awdal “Waxaan jeclahay inaan Mushtamaca u iftiimiyo tabashada reer Awdal halkay ku salaysan tahay, haddaan dib ugu noqdo tabashadaas intii Somaliland jirtayba Reer Awdal wax wey tabanayeen oo mar walba Bani’aadamka waxbaa ka dhiman.

Exit mobile version