|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Ciidan Uma Baahna Boorama Ee Caddaalad Bay U Baahan Tahay “Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ;
December 18, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)-Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka tirsan Xildhibaanada Wakiilada, ayaa sheegay in Xaqiiqada ay ku salaysan tahay tabashada reer Awdal. Waxa uu sheegay in Reer Awdal u baahan yihiin Caddaalad balse aanay u baahnayn Ciidan la dul geeyo. Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka tirsan Mudaneyaasha reer Awdal ee ugu cadcad kana tirsan Kulmiye oo markii u horaysay arintan ka hadlay ayaa muujiyay inaan Xukumaddani dan ka lahayn Reer Awdal “Waxaan jeclahay inaan Mushtamaca u iftiimiyo tabashada reer Awdal halkay ku salaysan tahay, haddaan dib ugu noqdo tabashadaas intii Somaliland jirtayba Reer Awdal wax wey tabanayeen oo mar walba Bani’aadamka waxbaa ka dhiman. – Related posts:Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Goor Dhaw U Balansan Ansixinta Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha... Wasiirka Caafimaadka Dalka Uk Oo Farxad La Ilmeeyay, Xili Uu Sitoos Ah Udaawanayay Haween 90jir Oo L... Fadeexado Dibada Uga Soo Baxay Casuumad Gudoomiye Muuse Biixi u Sameeyay Xubno Ka Mida Golaha Dhexe ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|