WAJAALE NEWS

Buurmadoow oo Shaaciyey Inay Musuq-maasuqii Xukuumadii Siilaanyo U Darsadeen

Hargeysa (WJN)- Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu masuulyiinta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku sifeeyey qaar aan Musuq-maasuq aqoon, Isagoo Hoosta ka xariiqay in wax walba aan lagu wadi Karin Musuq Maasuq la,aan oo ay u darsadeen musuq-maasuqii xukuumadii Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version