Buurmadoow oo Shaaciyey Inay Musuq-maasuqii Xukuumadii Siilaanyo U Darsadeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Buurmadoow oo Shaaciyey Inay Musuq-maasuqii Xukuumadii Siilaanyo U Darsadeen
October 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu masuulyiinta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku sifeeyey qaar aan Musuq-maasuq aqoon, Isagoo Hoosta ka xariiqay in wax walba aan lagu wadi Karin Musuq Maasuq la,aan oo ay u darsadeen musuq-maasuqii xukuumadii Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS