Hargeysa (WJN)- Agaasimaha cusub ee Barnaamijka Shaqo Qaran Maxamed Xuseen Cismaan oo uu shalay Madaxweyne Muuse Biixi u magacaabay xilkaasi ayaa ka hadley xilkaas loo magacaabey isla markaana Madaxweynaha Somaliland uga mahad celiyey.
Sidoo kale agaasimaha cusub ayaa waxaa uu iskaga tagay oo uu iska casilay xilkii uu ka hayey jaamacada Edna oo uu ahaa gudoomiyihii Jaamacada Edna Adan Universaty.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka