WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Ku Fashilantay In Ay Maanta La Wareegto Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

Berbera (WJN)- Iyadoo maanta ay ku beegnayd maalintii xukuumadu u qorshaysay in ay gacanta dawlada dib ugu soo celiso kaydka haamaha shidaalka Berbera oo ay gacanta ku hayeen shirkado ganacsi oo si gaar loo leeyahay, ayaa waxaa maanta gaadhay magaalada Berbera Wafti ka socda xukuumada oo ka kooban xubno wasiiro ah oo uu ka mid yahay masuulkii dhawaan madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay haamaha kaydka shidaalka Berbera.

Waftigan xukuumada ka socda ayaa markii ay gaadheen kaydka haamaha waxa ay ku guul daraysteen in gacanta dawlada dib ugu soo celiyaan kaydka haamaha shidaalka Berbera iyadoo ay goobta ka maqnaayeen shirkadihii ku midoobay kaydka haamaha shidaalka Berbera

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/bbP2oD5vRdE

 

Exit mobile version